kulan Xasaasi ah oo ay yeesheen Ahlu Sunna iyo Wasiir Sabriye oo fashil kusoo dhamaaday

Waxaa xalay magaalada Dhuusomareeb ee xarunta maamulka Galmudug kulan saacado badan qaatay ku yeeshay hogaanka kooxda Ahlu Sunna iyo Wasiirka arimaha gudaha Xukuumada Soomaaliya  Cabdi Maxamed Sabriye. Kulanka ayaa looga hadlayay sidii xal looga gaari lahaa mad madow ka dhashay guddiga doorashada Galmudug ay dhawaan magacawday Wasaarada arimaha gudaha , waxaana guddigaasi kahor yimid kooxda … Continue reading kulan Xasaasi ah oo ay yeesheen Ahlu Sunna iyo Wasiir Sabriye oo fashil kusoo dhamaaday